Ciidamda kooxda Alshabaab oo weerar kadis ah kusoo qaaday Mahaddaay

Ciidamada Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar alma filaan ah kusoo qaaday ciidamada dawladda  oo dayacan isla markaana badankood hurdo ku jireen. Xoogagga Alshabaab waxaa usuurogashay in aay magaalada si kumeelgaar ah u qabsadaan magaalada waxaay doonaanan ka sameeyaan iyagoo tallaabo aargoosi ah kula dhaqmay dadka reer mahadday ,islamarkaana aay bililiqaysteen goobo ganacsi . Alshabaab … Continue reading Ciidamda kooxda Alshabaab oo weerar kadis ah kusoo qaaday Mahaddaay